Ciidamada DF iyo kuwa Deegaanka oo la wareegay deegaano ku dhaw dhaw Aadan Yabaal

Ciidamada milatariga Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa deegaanka gobolka Hiiraan ayaa saacadihii lasoo dhaafay la wareegay deegaano ku dhaw dhaw degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhaxe . Saraakiisha ciidanka hoggaamineysa ayaa sheegay in ciidamada huwanta ah la wareegeen deegaanka Qooxle iyo deegaano kale oo kuyaalla xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhaxe kuna dhaw … Continue reading Ciidamada DF iyo kuwa Deegaanka oo la wareegay deegaano ku dhaw dhaw Aadan Yabaal